JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa wasaaradda beeraha Galmudug ku wareejiyay cagaf-cagafyo loogu talagalay in lagu xoojiyo wax soo saarka beeraha deegaannada Galmudug.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.