Imtixaanka dhexe Jaamacadaha oo lagu soo gaba gabeeyay Jowhar.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Waxaa Jamacadda zamzam Faraceeda Magaalada Jowhar Lagu Soo Gaba gabeyay Imtixaanka dhexe oo Maalmahii Lasoo Dhafayay Ka socoday gudaha Jaamacadda.

Ku dhawaad 450 arday oo Barta Kuliyadaha Ka Duwan ee jamacadda Ayaa Sanadkan U Fadhisatay imtixaanka dhexe ee Jaamacadda.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here