Jowhar – ( Radio Isnay ) – Maxamed Axmed Xuseen oo kamid ah Dhallinyarada ku nool Magalaada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa abuurtay fursad shaqo taasi oo ah wadista nuuc kamid ah Gawaarida Raaxada kuwaasi oo ay bilaabeen in bulshada u isticmaalan sida gaadiidka yar ee loo yaqaano Bajaajka .
waxaa soo jeedinaya : – Sahro Cabdi.