Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah kalluumeysatada magaalada Hobyo ayaa lagu wareejiyey Doomo-kalluumeysi si ay uga faa,ideystaan kheyraadka badda ayma wax soo saarkooda ugu maareeyaan nolasha reerahooda.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.