Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha ururka dhalinyarada degmada Jowhar Mowliid Maxamed oo ka hadlaya qorshayaasha ururka dhalinyaradda degmada Jowhar ee maalmaha soo socda ayaa tilmaamay in ay qorsheenayaan diyaarina qorshayaasha waci galinta bulshada ee ku aadan ka digista waxyeelada ka dhaln karta biyaha roobabka ee ku raagay Hareeraha wadooyinka magaalada.
waxa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.