Adeegyada caafimaadka Qasa oo halis wajahaya

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Waxaa laga deyrinayaa adeegyada caafimaadka ee Marinka Qasa, iyadoo hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ay sheegtay in isbitaalladu ay wajahayaan weerarro joogta ah oo ay gaysanayaan ciidamada Israa’iil.

Waxaa isugu darsamay xaruumaha caafimaadka daawooyinka oo gabaabsi ah, beegsiga dhaqaalaha caafimaadka iyo weerarro si toos ah loogu gaysanayo mararka qaar isbitaallada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here