Ganacstada Jowhar oo kahadlay Saameynta Roobka uu kuyeeshay Wadada Iskuxirta Jowhar iyo Balcad

0
66

Jowhar-(Isnaay Radio)- Waddada u dhexeysa Jowhar iyo Balcad waa marin muhiim ah wuxuuna qayb ka yahay jidadka isku xira magaalada Muqdisho iyo magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle.

Waddadan ayaa ahmiyad gaar ah u leh dhaqaalaha gobolka shabellaha dhexe iyada oo fududeysa isu socodka badeecadaha, dadweynaha, iyo gaadiidka ganacsiga hase ahaatee waxaa caqabad ay ka jirtaa xilliyada ay da’aan roobabka .

Warbixintan Waxaa inoo soo Jeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here