Roob ka da’ay Dhuusamareeb oo saameyn ku yeeshay isku socodka Gaadiidka iyo Dadka.

0
60

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug maamulka Galmudug ayaa waxa ay wajahaysaa saamayn xoogan oo ka dhalatay roobka maalmihii lasoodhaafay ka da;ay kaasoo saameeyay isku socodka bulshada iyo gaadiidka magaalada Dhuusamareeb.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here