Iran oo heshiis nukliyeer ah la galeysa Maraykanka.

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in heshiis lala gaaro Mareykanka oo ku saabsan barnaamijka nukliyeerka dalkiisa uu suuragal yahay, inkasta oo uu shaki ka qabo ujeeddooyinka iyo niyadda Mareykanka.Abbas Araghchi ayaa intaa ku daray inuu rajeynayo in Ruushku uu door ka ciyaaro wadahadalka.

Wuxuu hadalkaan jeediyay kaddib kulan uu kula yeeshay magaalada Moscow wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka, Sergey Lavrov.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here