Kulan looga hadlayay doorka Haweenka Ee Horumarinta Nabadda oo lagu qabtay Jowhar.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka maamulka Hirshabelle ayaa maanta magaalada Jowhar ku qabatay kulankaan oo looga hadLayay Horumarinta Haweenka iyo ka qeybgalkooda Nabadaynta iyo dib-uheshiisiinta oo qeyb weyn ka qaadeyneyso Dowlad dhiska, iskaashiga Bulshada iyo horUmarka Dadka.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here