Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee wasaaradda amniga Hirshabeelle Mukhtaar Maxamed Cabdulle iyo Taliye ku Xigeenka ciidamada booliska Hirshabeelle Col Xassan Maxamed Ibraahim ayaa magaalada Baladweyne si wada jir ah uga daah furay tababar ku saabsan kor u qaadida Xirfadaha iyo aqoonta Ciidamada, Dhisidda kalsoonida shacabka ee la xiriirta la macaamilka Ciidamada Amniga,Xoojinta wada shaqeynta ka dhexeysa ciidamada iyo hay’adaha kale ee dowliga ah.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.