Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Dhalinyarada Byco Oo ka dhisan Xaafada kulmis Laanta Koowaad Ayaa Kaalmo Ka Qaata Howlaha samafalka Sida Nadaafadda, Wacigalinta Caafimaadka Iyo Dayactirka Goobaha Danta Guud Sida Garoomada Ku Bada Cagta
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax AXmed.