Jowhar – ( Radio Isnaay ) – RW Xamse Cabdi Bare oo ka hadlaya Nidaamka maamuleenta dalka ee fedraalka ayaa sheegay in maamulka curdunka ah ee Khaatuma uu noqonayo maamulul dhameystiran sida awgeedna guud ahaan daneyasha arimaha somaliya iyo Beesha Caalamka laga doonayo inay SSC-Khaatumo ula macaamilaan sida maamulada kale ee dalka ka jira.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow