Qiimaha lacagta shiinaha oo gaartay heerkii ugu hoseeayay muddo 18 sano ah.

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qiimaha lacagta Shiinaha ee Yuan-ka ayaa gaadhey heerkii ugu hooseeyey muddo 18 sano ah, taas oo ka dhigan in dhaqaalaha Shiinaha uu wajahayo culaysyo dhaqaale oo sii kordhaya.

Ganacsatada Shiinaha ee ka ganacsada mareegta Amazon ayaa qaadanaaya go’aan adag, qaar waxay sare u qaadayaan qiimaha alaabtooda halka qaar kalena ay qorsheynayaan inay gabi ahaanba ka baxaan suuqa Mareykanka.

Sababta ugu weyn ayaa ah cashuuraha cusub ee lagu soo rogay badeecooyinka Shiinaha oo sare u kacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here