Kulan Wacyigelin ku saabsan Kaarka Aqoonsiga Qaranka Oo lagu qabtey Laascaanood

0
11

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Aqoonsiga iyo diwaagelinta qaranka ee NIRA ayaa Waxey Magaala Madaxda SSC Khaatumo ee laascaanood ku qabtey Kulan Dadweyne oo looga arinsanaayey sara u qaadida wacigelinta dad Weynaha Magalada ee la xariira Aqoonsiga qaranka Iyo Shaqada Hay’adda NIRA

waxaa soo jeedininaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here