Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wabiga shabeelle ayaa saameyn lixaad leh ku yeesha bulshada ku nool deegaanada gobolka shabeellaha dhexe sanad walba kuwaasi oo aan tacbanin dhulbereedkooda islamarkaan sababay in uu hoos u dhaco wax soo saarka gobolkani
Waxaa SooJeedinaya:- C.wali Tima Cadde.