Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa looga hadlay Sidii xal loogu heli lahaa fudaydeeynta isu socodka suuqyada Dhagaysiga Caqabadaha Haysata Ganacsatada iyo sida loo xallin karo Hagaajinta busteejooyinka iyo Sidii loo hir-gelin lahaa Interlock la dhex mariyo Suuqyada Degmada.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.