Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeq biyo dhaamin ah ayaa loo sameyay in ka badan labatan qoys oo ku nool degaanada hoos yimaada degmada Sallaxley ee Gobalka moroodijeex.
Deeqda biyaha oo aay baahi badan u qabeen qoysaska la gaarsiyay ayaa waxaa ugu deeqay xildhibaan Cabdinaasir godax oo kamid ah xildhibaanada maamulka Somaliland.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.