Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Aljeeriya ayaa soo badbaadisay tahriibeyaal doon kula xumaatay Badda Aljeeriya sida uu Warbaahinta qaranka u xaqiijiyey Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Caasimadda Aljeeriya Mudane Yuusuf Axmed Xasan( Jeego)dadkan ayey doonta kula xumaatay meel 80KM u jirta Caasimadda Aljeeriya.
Waxaa Soo Jeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen