Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Culimadan oo ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiran ayaa bulshada Soomaaliyeed iyo hay’addaha Samafalka ugu baaqay inay ka qeyb qaatan bixinta deyn dhan sideed kun oo dollar oo lagu lee yahay Nuux Muumin Cali kaasoo hadda damiin ku jooga magaalada.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.