Banaan bax roob doon ah oo lagu qabtay Baladweyne

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqa xoolaha ee ku yaalla xaafadda Hoolwadaag ee Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay Banaanbaxaan roobdoonka ah oo ay ka qeybgaleen,Culimada,waxgaradka iyo ardayda dhigata goobaha waxbarashada

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here