Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxa kasocda Mashaariic lagu hormarinaayo kabiyasha bulshada sida Wadoyinka lamiga ah kuwaas oo hada wajigi labaad u maraya meel gabagaba ah.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.