WARARKA Beeraleyda deegaano katirsan Jowhar oo Cabsi ka Muujiyay Fatahaada Wabiga. By admin - April 10, 2025 0 74 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa lagu guda jiraa xiliga guga, waxaana cabisi weyn soo wajahday dadka beeraleyda ee kunool tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimada maamulka gobaleedka Hirshabeelle. waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/04/geedo-barkaan-by-sahro.mp3 Share this:FacebookX