Haweenka Jowhar oo kobac dhaqaale ku tilmaamay isticmaalka Ayuutada.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Ayuutadu waa iskaashi ay sameeyaan koox ku bahoobay inay iska aruuriyaan lacago, si ay isugu keydsadaan dhexdooda maadaama qof walba ay adagtahay inuu meel dhigto lacago keyd ah, ujeedada laga leeyahayna ay tahay in qofka uu hal mar qaato lacago badan oo uu wax ku maareyn karo, waxaana loo qeybiyaa dhowr nooc oo kala ah: todobaadle, isbuucle iyo bille.

waxaa soo jeedinaya Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here