Dhismaha wajiga laabaad waddo isku xirta Magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadoow oo la bilaabay.

0
14

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Maamulka Jubbaland, oo ka duulaysa muhiimada ay leedahay horumarinta iyo isku socodka wadooyinka ee bulshada ayaa bilowday qorshe lagu dhamaystirayo wadada xiriirisa Janaay Cabdalle iyo Afmadow, taasoo horey dowladda u dhistay 13 km.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here