Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Biyo dhamintaani ee loo sameeyey qaar ka mid ah bulshada danyarta ah ee ku jira kaamamka barakacaaysha duleedka Magalada baydhabo ayaa ahaa mid ay u qabeen baahiyo kala duwan maadama aan haysan goob ay biyaha ku keedsadaan kaamamakoodina aan ka dhowyn Ceel biyo ay ka dhaansadaan ayna biyaha ka helaan goobo ka fog ama ay lacaga ku gataan mooye.
waxaa soo jeedineysa Sahro Cabdi Xuseen.