Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shikh Cali Nuur Cilmi Oo kamid ah Culumada Sonaliyed ee degmada Dhuusamareb waxaa uu ugu baaqay in ay udiyaaar garoobaan salaad roob doon ah taas oo ale looga baryayo in ale uu kaqaado dhibaatada abaarta saamaysay duunyada kudhaqan deegaanada miyiga ah ee hoos taga magaalada Dhuusamareeb.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.