Bulshada Baladweyne oo looga Digay Halista Cudurka Kaduudiyaha.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr.Maxamed Cabdi Salaan  Oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoowlgala Baladweyne isla markaana u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan Cudurka kaduudiyaha oo hadda goobaha caafimaadka magaalada aay diiwaan geliyeen kiisas kamid ah bukaana qaba xanuunkan.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here