Shir looga hadlayay horumarinta dhalinyarada oo lagu qabtay Degmada Dhoobley

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdi raxiin Gaandhari Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada degmada Dhoobley oo ka hadlaya kulanka Horumarinta Amniga & isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay degmada dhoobley ayaa Dhalinyarada ugu baaqay ka qeyb galka horumarinta Nabada waxa uuna dhanka kale ka codsaday gudoomiyaha ururka dhalinyarada jubbaland in ayka caawiyan Dib u dhiska garomada kubadda cagta.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here