WARARKA Shil sababay dhimasho oo ka dhacay dulleedka Burco. By admin - April 6, 2025 0 9 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Alle ha u Naxariistee inta la xaqiijiyay ilaa Laba qof ayaa ku dhimatay dad kalena waa ay ku dhaawacmeen shil Gaari oo ka dhacay deegaanka Qoyta ee Duleedka magaalada Burco. waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/04/Warka-Shilka-Nuur.mp3 Share this:FacebookX