Tartan kubadda cagta oo laga daahfuray Magaalada Jowhar.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka dugsiga Hoose dhexe iyo sare ee Sheekh Xuseen Cade ayaa garoonka Mowliid Macaane ee xafadda Horseed ka daahfuray tartan kubadda cagta ah oo loo qabanayo ardayda iskuulka Sheekh Xuseen Cade ee magaalada Jowhar.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here