Kulan loogu mahadcelinayo Ciidamada Amniga oo lagu qabtay Muqdisho.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa loogu mahadcelinayey Saraakiisha, saraakiil xigeenada iyo ciidamada kala duwan ee guutada 23aad ee Boolis Milataariyo kuwaas oo ka shaqeeyey amniga caasimadda ee Muqdisho gaar ahaan howshii adkeyd ee ay qabteen Bisha barakeysan ee Ramadaan iyo maalmaha ciida ayaa lagu qabtay xarunta maslax.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here