Gaadiidleyda Baydhabo Oo Loogu baaqay yareynta Xawaaraha Baabuurta.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ayaa si aad ah isugu soo baha Maalmahan lagu jiro Ciida Wadooyiinka Gudaha Magaalada, si aysan u dhicin dhibaatooyiin ka yimaada Gaadiidleyda una dhicin wax shil ah ayaa waxaa la soo saarey Awaamiir ku socta Gaadiidleyda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here