Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley oo loogu baaqay horumarinta Nadaafadda

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Sare u qaadida nadaafada iyo bilic soo celinta Deegaanka ayaa muhiim u ah Bulshaada si looga hortago xanuunada ka dhasha nadaafada Daradda.

Waxaana lagama marmaan ah in bulsho kasto oo meel kuwada nool ay ahmiyada gooni ah siiyaan nadaafada Deegankooda si ay u wanaagsanaato bilicda Deegaanka.

Waxaa SooJeedinaya: – Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here