Carruur isugu Jirta Agoon iyo danyar oo dhar Ciid oo loogu qeybiyay Magaalada Jowhar.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Dhalinyaradaan oo ku mideysan urur samafal ah ayaa Ciidsiiyay ku dhawaad in ka badan 150 Carruur ah oo isugu jira agoon iyo danyar islmarkaane ku sugnaa kaamka Tawakal iyo Jilyaale oo ku yaala Xaafadda horseed ee Magaalada Jowhar.

Warbixintaan Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here