Jowhar – ( Radio Isnaay )- Maanta waxaa siweyn looga Ciidayaa dhammaan dalalka Islaamka oo ay qeyb ka tahay Soomaaliya bisha Ciidul Fidriga, Magaalada Jowhar waxa ay ka mid tahay meelaha sida weyn looga dabaal dagayo munaasabadda ciida oo saakay masaajidada lagu oogay salaada ciida, dadweynaha ayaa wadaagaya damaashaadka iyo farxadda iyaga oo isugu hambalyeynaya maalintan.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.