U diyaar garowga Ciida oo laga dareemaya goobaha lagu qurxiyo Dumarka Jowhar

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Goobaha Lagu saaro Cilaanka isla markaana lagu qurxiyo haweenka ee magaalada jowhar ee casimad hirshabelle ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul badan maadaama malmo kooban ay naga xigaan munasabadda ciidul fidriga.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here