Jowhar – ( Radio Isnaay )- Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyey soo dhaweynta munaasabadda ciidul fidriga, Goobaha diyaar garowga uu ka socdo waxaa ka mid ah foornooyinka lagu sameeyo Buskudka iyo Xalwada oo ay dadku isticmaalaan.
Waxaa SooJeedinaya: Nuur Maxamed Cabdi