Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masjidka Qubaa oo dhismihiisu ka socdo degmada Buurtinle gaara ahaan xaafada Wadajir ayaa haatan marayo meel dhexe kasoo u bahan dhameystir
masjidkan qubaa oo ka kooban qeybo badan ayaa u bahan in la dhameys tiro maadama qarashkii lagu dhisi lahaa uu go-ay.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Tima Cadde.