Dhaqaatiirta Jowhar oo ka Hadlay saameeynta ay bulshada kala kulanto Xanuunka TB-da.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee TB,da waxaa markii ugu horreysay la asteeyey sanadkii 1982kii, markaas oo la xusayay 100-guuradii ka soo wareegatay markii Dr. Robert Koch uu ogaaday bakteeriyada sababta TB’da sanadkii 1882kii.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here