Culimada Baladweyne oo Baaqay in la ciidsiiyo caruurta danyarta

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Macalin Yaxye Macalin Yacquub  oo kamid ah Culimada Magaalada Baladweyne ayaa bulshada muxsiniinta ugu baaqay ineey door ka qaataan sidii looga farxi lahaa caruurta danta yar ee ku nool kaamamka iyo kuwa aan awoodin in waalidkooda ay u iibiyaan dharka ciidda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here