Talaalka xoolaha oo laga sameyay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Samafalka Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud Mohamuud Ciise Geladi ayaa kormeer ugu tagay howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug, oo tallaal ka wada Deegaano hoos taga Degmada Ceelbuur.

Waxaa SooJeedineysa: Sahra Cabdi Xuseen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here