Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Maamulka xafada howlwadaag ee magalad baydhabo ayaa soo Agaasimay afur wadareed ay kasoo qeyba galeey masuulin ka tirsan maamulka kgs maamulka degamad baydhabo saraakil ka tiran cidaaanka boliska iyo qeybah kala duwan ee bulshad.
Waxaa SooJeedineysa: Sahra Cabdi Xuseen