Maamulka Degmada Hodan oo Xariga ka jaray Carwo garsoor oo laga hirgeliyay Degmadaasi

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah xariga uga jaray qeybta saddexaad ee Carwada Ragsoor, taas oo ah xarun ganacsi oo muhiim ah oo ku taalla gudaha degmadaasi. Furitaanka qeybtaan cusub ayaa qeyb ka ah dadaallada horumarinta dhaqaalaha iyo kobcinta ganacsiga ee bulshada deegaanka.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here