Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaamaka jilyaal waxaa uu ka midyahay kaamka ku yaala magaalada Jowhar gaar ahaan Xaafadda horseed waxaana ku nool in ka badan 200 qoys kuwaasi ka soo barakacay deegaanadii ay deganayeen.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.