Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu xusaayey maalinta Biyaha aduunka oo magaalada Baydhabo lagu qabtey.
Munaabadaan oo ay soo agaasimeen Wasaarada tamarta Biyaha iyo qaar kamid ah hay’adaha ka howlgala magaalada Baydhabo ayaa waxaa qayb ka aheed biyo dhaamin loo sameeeyey dadka danta yar ee kunool magaalada Baydhabo
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.