Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ay wehliyeen Wasiir ku xigeenka wasaaradda Mudane Cabdiraxmaan Yuusf Cumar Alcadaala, ku Simaha Agaasimaha Guud iyo Agaasimayaasha Warbaahinta Qaranka ayaa xarunta Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka kula kulmay Guddoomiyaha guddiga, xubnaha guddiga iyo Agaasimayaasha u xilsaaran wacyigalinta iyo diiwaan galinta dadweynaha.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim