Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha Dastuurka Xukumada somalia mudane Xasan Macallin oo ka hadlaya isbadalka horumarineed ee lagun sameyey arimaha dastuurka iyo cadaalada waxa uu wasiirka sheegay in wasaaradda cadaalada ee xukumada somaliya aay wado hanaanka baahinta cadaalada iyo ka doodista furan ee cutubyada dastuurka
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fotax Axmed Maclow