Haweenka ganacsatda ku nool kismaayo oo loo qabtay tababar kor loogu qaadayo Aqoontooda

0
16

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bankiga IBS faraciisa Magaalada kismaayo ayaa Tababar Aqoon-karorsi u qabtay 30 Haween oo Ganacsiyo yar-yar ku leh Magaalada Kismaayo kuwaas oo hore Bangiga Maaligalin ugu sameeyey.

Waxaa SooJeedinya: Abdiwali Tima Cadde.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here