Jowhar – ( Radio Isnaay ) –wasaardda waxbarashada iyo barbaarinta somaliland ayaa ka warbixyey tababar waxbarasho oo mucalimiinta kaga socdo xarunta tababarada mucaliimta somalialnd Rooda Cali Axmed u qaabilsanaha arimaha machadka ee wasaaradda waxbarashada somaliland ayaa ka warbixisay marxalada tababarka mucalinta.
Waxaa SooJeedinaya: Cabdi Fitax Axmed Maclow